joog ekeeye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joog ekeeye

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg